Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay Safiir-ku-xigeenka Dowladda Faransiiska u fadhiya Dalka Kenya iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey.

I Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan diblomaasiyadeed oo muhiim ah kula yeeshay Safiir ku-xigeenka Dawladda Faransiiska u fadhiya Jamhuuriyadda Kenya, Mudane 𝐑𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐉𝐎𝐋𝐘 iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Somaliland. Weftiga ka socday dalka Faransiiska, oo ahaa kii ugu ballaadhnaa ee…

Sii akhri

App Icon Download app
This site is registered on wpml.org as a development site. Switch to a production site key to remove this banner.