Speeches

35 articles published

Khudbadda Xuska Munaasibadda 18-ka May Ee Sannadka 2026

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Al-Xamdullillaahi Rabbil-Caalamiin,Wa Bihii Nastaciinu Calaa Umuuri Dunyaa , Wa-diin Wa Salaatu Wa Salaamu Calaa Nebiyinaa, Muxammadin Wa Calaa Aalihii Wa saxbihii wa salam; Allahu Akbar, Allahu Akbar.Madaxweyne Kuxigeenka dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweynihii hore ee JSL Mudane Muuse Biixi, Madaxweyne Kuxigeennadii hore dalka soo maray, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada,…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Labada Gole (2026)

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Al-Xamdullillaahi Rabbil-Caalamiin, Wa Bihii Nastaciinu Calaa Umuuri Dunyaa Wa-diin Wa Salaatu Wa Salaamu Calaa Nebiyinaa Muxammadin Wa Calaa Aalihii Wa saxbihii wa salam;Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha wakiillada, xubnaha shir-guddoonnada iyo  xildhibaananda labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka,  madaxda Xisbiyada Qaranka, Xubnaha golaha…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirweynaha Tignooliyadda

Waxa aan runtii ku faraxsanahay inaan kasoo qaybgalo carwada Tignoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo shirweynaha Tignoolajiyadda qaranka.Ugu horrayn, waxa aan bogaadinayaa wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo soo agaasintay munaasibaddan heerka qaran ah, isuguna keentay hay’adaha dawladda, shirkadaha iyo ganacsatada, jaamacadaha, hal-abuurka iyo maalgashatada, si ay u muujiyaan horumarka uu dalkeennu ka samaynayo Tignoolajiyadda ka…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasibadda Qur’aanka

Waxa farxad iyo Sharaf ii ah inaynu kulanno madashan barakaysan innaga oo weynaynayna kalaamka Alleh, Ilaahayna waxa aan ka baryayaa in kulankeennan khayrka qaba inoo shubo, abaartana inaga jebiyo. Qur’aanku kaalinta uu nolosheenna ku leeyahay akhris kaliya ma aha cibaadana kuma koobna ee waa manhaj dhammaystiran, nafta rabbaynaya, anshaxa iyo akhlaaqda bulshad wanaajinaya, quluubta nadiifinaya,…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirka Caddaaladda

Caddaaladdu waa tiirka ugu muhiimsan ee uu  ku dhismi karo qaran cago adag ku taagani, waa hannaanka dhawrista xuquuqda dadka, hirgelinta waajibaadka qaranka iyo socodsiinta shaqada dawladnimada. Iyada ayaana jaangoysa qayb kasta oo nolosha kamid ah, laga soo bilaabo amniga, xasilloonida, dhaqaalaha iyo midnimada ummadda.Hadalkaygaasi waxa uu waafaqsan yahay Aayaddii uu akhriyey Sheekh Dirir ee…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Maydhaanka Lacagaha

Ramadan Kariim, golaha wasiirada, la-taliyaasha madaxweynaha, jananada ciidamada, saraakiisha, saraakiil xigeenada iyo guud ahaan ciidan weynaha Jamhuuriyadda Somaliland guud ahaan waaan salaamayaa salaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatuhu. Ilaahay ayaa mahad oodhan iska leh, marka hore waxaan jecelahay in aan bogaadiyo shirkii nabadda ee maanta ka furmay Ceel Afweyn, waxa aan ilaahay ka baryayaa in…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Maydhaanka Lacagaha

Waxa aan bogaadinayaa in shirkan la qabto. Shirkan waxa uu abuuri doonaa in dunidu ay aaminto oo kalsooni ku qabto nidaamkeenna iyo suuqyadeennaba. Dadka dembiilayaasha ah sida kuwa ka ganacsada daroogada, musuqmaasuqa iyo argagixisada ayaa ku shaqaysta ama maalgelin ka hela nidaamka maydhashada lacagaha; sidoo kale waxay daciifiyaan dhaqaalaha iyo nidaamka maaliyadeed ee dalalka. Sidaas…

Sii akhri

App Icon Download app
This site is registered on wpml.org as a development site. Switch to a production site key to remove this banner.