Xafladda waxa kale oo ka hadlay mas’uuliyiin muhiim ah oo ka tirsan dowladda iyo laamaha amniga, oo ay ku jiraan Taliyaha Booliiska, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, iyo Taliyaha Hawlgallada. Mid kastaaba wuxuu qiray guulaha Ciidanka wuxuuna mar kale adkeeyay inay ka go’an tahay nabadda iyo xasilloonida.Anagoo la shaqaynayna saraakiisheena dedaalka badan,…
