Khudbadda Madaxweynaha ee Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland

Muwaadiniinta gobonimada badan ee Jamhuuriyadda Somaliland ee dal iyo dibedba ku nool, dalalka saaxiibka la ah qarankeena Somaliland, iyo dhammaan boqorrada, amiirrada, madaxweynayaasha, ra’iisal wasaarayaasha dalalka dunida oo dhan. Maanta 26 December 2025, maalin weyn ayay u tahay dadka iyo dalka Somaliland. Waa dharaar bog dahab ah ku yeelan doonta taariikhda qarankeena. Waxa rumoobay riyadii aqoonsiga…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Xuska Ciidanka Booliska

Maanta waa maalintii xuska ciidanka Booliska marka horena waxan jecelahay inaan hambalyeeyo taliyaha ciidanka Booliska, ku-xigeennada, hoggaannada iyo ku-xigeennada, qaybaha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, dablayda, xaasaskooda iyo carruurtooda, waxana aan leeyahay waan idinla dabbaaldegaynaa, qarankiinnuna wuu idinla dabbaal degayaa.Anigu waxa aan kusoo koray guri Boolis, meelihii aan ku korayna waxa kamid ah laynka Booliska ee Hargeysa,…

Sii akhri

Khudabada Madaxweynaha ee Xuska 18 May 2025

Madaxweyne ku xigeenka, Guddoomiyaha golaha Guurtida, Guddoomiyaha golaha wakiillada iyo shirguddoonka labada aqal ee baarlamaanka, xildhibaannada, diblumaasiyiinta iyo marti sharafta dalalka aynu saaxiibka nahay iyo hay’adaha caalamiga ah.Madaxweynayaasha iyo madaxweyne-xigeennada hore, xubnaha golaha wasiirrada, Taliyeyaasha, saraakiisha iyo dableyda ciidamada kala duwan ee qaranka,  madaxda dhaqanka, ururrada bulshada iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee muwaadiniinta…

Sii akhri

Khudbadda Dastuuriga Ah ee Labada Gole (2025)

Bismallaahi Wa bihii nastaciinu calaa Umuuri dunyaa wa-ddiin… Wa salaatu, wa salaamu calaa Sayidinaa Muxamed SCW.Mudane Guddoomiye, mudanayaal shir-guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada, xildhibaannada  labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, madaxda xisbiyada qaranka, Xubnaha golaha wasiirrada, Taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee qaranka, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex, Duqa caasimada Hargeysa, Hoggaamiyeyaasha bulshada…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynah Ee Xuska 8 March

Waxa aan ugu horayn xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka ee 8 March hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan haween weynaha caalamka oo ay ugu horeeyaan haween weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan si gaar ah u salaamayaa dhammaan wasiirada hablaha ah, wasiirada kale ee qaranka, janannada, agaasimayaasha, masuuliyiinta kale ee ka soo qayb galay munaasibada,…

Sii akhri

App Icon Download app
This site is registered on wpml.org as a development site. Switch to a production site key to remove this banner.