Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Al-Xamdullillaahi Rabbil-Caalamiin,Wa Bihii Nastaciinu Calaa Umuuri Dunyaa , Wa-diin Wa Salaatu Wa Salaamu Calaa Nebiyinaa, Muxammadin Wa Calaa Aalihii Wa saxbihii wa salam; Allahu Akbar, Allahu…
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Al-Xamdullillaahi Rabbil-Caalamiin, Wa Bihii Nastaciinu Calaa Umuuri Dunyaa Wa-diin Wa Salaatu Wa Salaamu Calaa Nebiyinaa Muxammadin Wa Calaa Aalihii Wa saxbihii wa salam;Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Ku-simaha Guddoomiyaha…
Waxa aan runtii ku faraxsanahay inaan kasoo qaybgalo carwada Tignoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo shirweynaha Tignoolajiyadda qaranka.Ugu horrayn, waxa aan bogaadinayaa wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo soo agaasintay munaasibaddan…
Waxa farxad iyo Sharaf ii ah inaynu kulanno madashan barakaysan innaga oo weynaynayna kalaamka Alleh, Ilaahayna waxa aan ka baryayaa in kulankeennan khayrka qaba inoo shubo, abaartana inaga jebiyo. Qur’aanku…
Waxa ay ii tahay farxad weyn oo aan la qiyaasi Karin inaan caawa jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Kenya kala qaybgalo munaasibadda weyn ee inagu qaaliga ah oo ah xuska…
Shirkani waxa ku qoran in uu yahay shirkii koowaad ee qaran ee maalgelinta caafimaadka Somaliland, markaa qiimihiisa taas ayaa ina tusaysa, dadkii ka soo shaqeeyey ee Wasaaradda Caafimaadka iyo cidii…
Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad waxa ka go’an inay dedaal dheeraad ah geliso xoojinta dhaqaalaha iyo in horumarku uu noqdo mid ay dhammaan dhinacyada dhaqaaluhu isla jaanqaadaan.Ganacsiga yar yar ee dhexe…
Waxa aan idiinku hambalyeynayaa afartii sanno ee hore in aad si wanaagsan u wada shaqayseen, in aad caasimada wax badan ka badasheen in mujtamaca Somaliland uu idiin qirsan-yahay in aad…
Caddaaladdu waa tiirka ugu muhiimsan ee uu ku dhismi karo qaran cago adag ku taagani, waa hannaanka dhawrista xuquuqda dadka, hirgelinta waajibaadka qaranka iyo socodsiinta shaqada dawladnimada. Iyada ayaana jaangoysa…
Ramadan Kariim, golaha wasiirada, la-taliyaasha madaxweynaha, jananada ciidamada, saraakiisha, saraakiil xigeenada iyo guud ahaan ciidan weynaha Jamhuuriyadda Somaliland guud ahaan waaan salaamayaa salaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatuhu. Ilaahay ayaa…
Waxa aan bogaadinayaa in shirkan la qabto. Shirkan waxa uu abuuri doonaa in dunidu ay aaminto oo kalsooni ku qabto nidaamkeenna iyo suuqyadeennaba. Dadka dembiilayaasha ah sida kuwa ka ganacsada…
Farxad weyn bay ii tahay inaanka qaybgalo shirkan qaran ee Beeralayda Somaliland ee taariikhiga ah, sida la ogyahayna beeruhu waa tiir-dhexaadka nololeed ee bulsho kasta oo dunida ka jirta, horumarka…
