Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan (Taiwan Medical Center) iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa. Mashruucan ballaadhan waxa maalgelisay Dawladda Taiwan, kaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta adeegyada caafimaadka ee dalka.Munaasibadda dhagax-dhigga Xarunta Dhakhtarka Taiwan ayaa ahayd…

Read More

App Icon Download app
This site is registered on wpml.org as a development site. Switch to a production site key to remove this banner.