INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isaga oo ku hadlaya Magaciisa, ka Dawladda, ka Shacbiga iyo ka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Ciidanka Qaranka JSL, Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay AHUN Marxuum Gaashaanle Sare Axmed Maxamed Ismaaciil oo ka mid ahaa Saraakiisha…
