{"id":64012,"date":"2025-12-09T12:43:07","date_gmt":"2025-12-09T12:43:07","guid":{"rendered":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/?p=64012"},"modified":"2025-12-20T07:27:04","modified_gmt":"2025-12-20T07:27:04","slug":"campaigns-test","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/campaigns-test\/","title":{"rendered":"\ud835\udc13\ud835\udc00\ud835\udc02\ud835\udc12\ud835\udc08 \ud835\udc0c\ud835\udc00\ud835\udc03\ud835\udc00\ud835\udc17\ud835\udc16\ud835\udc04\ud835\udc18\ud835\udc0d\ud835\udc04:"},"content":{"rendered":"\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isaga oo ku hadlaya Magaciisa, ka Dawladda, ka Shacbiga iyo ka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Ciidanka Qaranka JSL, Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay AHUN Marxuum Gaashaanle Sare Axmed Maxamed Ismaaciil oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Qaranka JSL iyo Odayaasha Haldoorka ah ee reer Somaliland oo Hargeysa ku geeriyooday, maanta oo Taariikhdu tahay 17\/12\/2025.<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey Sarkaal Sama-talis ahaan, Waayeel iyo Guurti nabad-doon ahaa oo kaalin weyn ka soo qaatay hawlihii Qaran-dhiska iyo nabadayntii dalka Somaliland, kuna sifaysnaa ka shaqaynta Suluxa iyo isu soo dhaweynta bulshadiisa.<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Madaxweynuhu waxa uu geerida Marxuumka si gaar ah uga tacsiyadaynayaa Siyaasi Cabdillaahi Axmed Maxamed ( Dahab), Dr Shiine Axmed Maxamed iyo dhammaan qoyska reer Axmed Maxamed Ismaciil.<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Marxuumka Allah SWT uga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannatul Firdawsal Aclaa, Qoyska, Ehellada, Qaraabada, Asxaabta, Qaranka Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Xuseen Aadan Cige (Deyr),<\/div>\r\n<\/div>\r\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\r\n<div dir=\"auto\">Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.<\/div>\r\n<\/div>\r\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isaga oo ku hadlaya Magaciisa, ka Dawladda, ka Shacbiga iyo ka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64732,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"inline_featured_image":false,"_price":"","_stock":"","_tribe_ticket_header":"","_tribe_default_ticket_provider":"","_tribe_ticket_capacity":"0","_ticket_start_date":"","_ticket_end_date":"","_tribe_ticket_show_description":"","_tribe_ticket_show_not_going":false,"_tribe_ticket_use_global_stock":"","_tribe_ticket_global_stock_level":"","_global_stock_mode":"","_global_stock_cap":"","_tribe_rsvp_for_event":"","_tribe_ticket_going_count":"","_tribe_ticket_not_going_count":"","_tribe_tickets_list":"[]","_tribe_ticket_has_attendee_info_fields":false,"footnotes":""},"categories":[333],"tags":[],"class_list":["post-64012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-campaigns"],"acf":[],"download_pdf":"","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64733,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64012\/revisions\/64733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/presidentirro.projectspreview.net\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}